KAALO

Uncategorized

“PUBLIC AND PRIVATE SECTOR INSTITUTIONAL CAPACITY BUILDING AND STRENGTHENING PROJECT IN PUNTLAND”

Brief Introduction about launching the project Public and private sector institutional capacity building and strengthening PROJECT in puntland”     On 23rd June, 2014, Oxfam and KAALO, in collaboration with the Ministry of Fisheries and Marine Resources of Puntland launched a project that will focus on strengthening the Ministry’s capacity on marketing, support policy improvement […]

“PUBLIC AND PRIVATE SECTOR INSTITUTIONAL CAPACITY BUILDING AND STRENGTHENING PROJECT IN PUNTLAND” Read More »

Review on the legal and regulatory framework on asset/property rights. Kaalo carried out 8 workshops in September 2013-February 2014

{Mr. Gumbe, Diakonia Program officer speaking to the participants}      {Director General of Public Work explaining there is a lack of land law and land policy}   Introduction The Review on legal and regulatory framework on assets/property programme was aimed to document the property ownership system that is in existence in Puntland. KAALO conducted 8workshops in

Review on the legal and regulatory framework on asset/property rights. Kaalo carried out 8 workshops in September 2013-February 2014 Read More »

Deeq lacaga oo la gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal.(Sawiiro)

Hay’adda maxaliga ah ee Kaalo ayaa waxay deeq lacag ah gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal. Deeqdan lacagta ah oo ay kaalo qoysaska u qaybisay ayaa ka timi Hay’adda OXFORM waxayna ugu talo gashay in la gaarsiiyo qoysaska ay waxyeeladu kasoo gaartay

Deeq lacaga oo la gaarsiisay qaar ka mid ah qoysaskii ku cayroobay duufaantii barafka & qabowga watay ee ka da’ay deegaano gobalada Bari iyo Nugaal.(Sawiiro) Read More »

KAALO AND SHAQOODN ORGANIZATION SUPPORT TO THE YOUTH PARTICIPATION IN THE PEACEFULL SECLECTION PROCESS OF PARLIMANTERAY AND PRESIDENTAIL ELECTIONS IN PUNTLNAD

KAALO AND SHAQOODN ORGANIZATION SUPPORT TO THE YOUTH PARTICIPATION IN THE PEACEFUL SELECTION PROCESS OF PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS IN PUNTLNAD        

KAALO AND SHAQOODN ORGANIZATION SUPPORT TO THE YOUTH PARTICIPATION IN THE PEACEFULL SECLECTION PROCESS OF PARLIMANTERAY AND PRESIDENTAIL ELECTIONS IN PUNTLNAD Read More »

KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland.

(Sawirro) KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland. Hay’adda wadaniga ah ee KAALO ayaa aqoon isweydaarsi u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshadda & Hay,adaha maaliayadda Puntland,aqoonisweydaarsiga oo ka dhacay Hoolka shirarka ee GOB-SOOR ayaa waxaa looga arrinsanayey Hanaanka Canshuraha Puntland & sida loo hagaajin karo qaadistooda. Aqoon isweydaarsigan oo

KAALO oo aqoon iswaydaarsi u qabatay Shaqaalaha Maaliyada iyo Canshuur bixiyayaasha Puntland. Read More »

(Sawiro) Hay’ada KAALO oo magaalada Bosaso ku qabatay kulan ku saabsan aqoonta Madaniga ah

  Kulanka oo ay kasoo qayb galeen haween,dhalinyaro,Nabadoono,xubno ka tirsan shaqaalaha dowlada hoose ee degmada Bosaso,Culumaa’udiin,ururada Bulshada rayidka ah,Booliska iyo Maxkamadaha ayaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.   Barnaamijka oo lagu baranayay aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada

(Sawiro) Hay’ada KAALO oo magaalada Bosaso ku qabatay kulan ku saabsan aqoonta Madaniga ah Read More »

Tababar ku saabsan Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo qardho lagu qabtay (sawiiro)

Kulanka oo ay soo qayb galeen ,dhalinyaro,haween,Booliska,Maxkamadaha,shaqaalaha dowlada hoose,Nabadoono iyo Culumaa’udiin ayaa maanta ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Ujeedada kulanka ayaa waxa saldhig u ahaa Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo loogu talagalay in Bulshada ay fahmaan waxyaabaha xaqa ay u leeyihiin,sida ay ula shaqaynayaan dowlada iyo habka wannaagsan ee Dimuqraadiyadda. Nuur Shire

Tababar ku saabsan Barnaamijka aqoonta Madaniga ah oo qardho lagu qabtay (sawiiro) Read More »

Scroll to Top